Toogasho ka dhacday saldhig ay degan yihiin Ciidamada AMISOM

Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidamada Burundi ee qaybta ka ah ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta lagu dhaawacay toogasho ka dhacday meel u dhow saldhig ay ku leeyihiin degaanka Buurane ee Gobalka Shabeellaha Dhexe. Weerarka maanta lagu qaaday ciidanka Burundi ayaa imaanaya maalin kadib markii qarax miino lala beegsaday gaari ay … Continue reading Toogasho ka dhacday saldhig ay degan yihiin Ciidamada AMISOM